Bogga Hore
|
Maqaalka Maanta

Islaam waa Diin Bani-Aadamka iyo Jiniga farta(amarta) inay Allaah Kaligiis caabudaan, wax kalena ayna ula shiriig-yeelin. Islaamka waa diinta ugu fiditaanka badan caalamkaan aan hadda joogno 24.1% dadka caalam waa muslimiin taas oo ah wax badan shucuubta aduunka ku nool ay yihiin dad muslimiin ah. Dadka Soomaalidu waa dad tirakoobkooda muslimiin ah 100%, oo suniyiin (Dadka hiddaha ee nashiran) ah, inta badan madhhabka ay soomaalidu wax ku xukumaan waa madhabka imam shafi'i. Diinta islaamka waa diinta kaliya ee nebiyadii hore Nebi Aadam ilaa iyo Nebi Muxammad Allaah ugu talagalay in Aadamaha isku xukumaan ee ilaahey kaligiis caabudaan, wax kale ula shariig yeelin (ilaahey la wadaajinin). Nebi Muxammad (SCW) wuxuu ahaa nabigii ugu dambeeyay ee uu Allah soo diro ee Nebiyadii iyo Rusushii lagu qatimay, gadaashiisana uu nebi ama Rasuul Dambe imaaneyn. (SII AQRI)
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Ma Ogtahay...

- ... in Dooro (Sawirka) uu yahay xayawaan dadku u dhaqdo hilibkiisa iyo Ukuntiisa?
- ... in dooradu ay tahay xayawaanka ugu badan adduunka marka la eego faafiddeeda?
- ... in sannadkii 2003 tirada doorada dunida lagu qiyaasay 24 bilyan?
- ... in la sheego in dadka Vietnameska ay ahaayeen dadkii ugu horreeyey ee dhaqda doorada?
- ... in ukunta dooradu ay dillaacdo kaddib marka ay huuriso 21 habeen?
- ... in Soomaaliya ay aad ugu habboon tahay dhaqashada doorada, isla markaana laga faa'iidaysan karo hilib ahaan iyo ukun ahaan?
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Taariikh

Naxaas (ingiriis: Silver) astaanta (Ag) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay afartan-iyo-todoba (47). Curiyaha Naxaastu waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 11aad ee Diwaanka Curiye.
Naxaastu waa bir jilicsan, leh midab cad oo iftiimaya, taas oo leh gudbinta ugu fiican ee kulka iyo korontada dhamaan 118 Curiye ee dhulka, cirka iyo badaha laga helo. Naxaasta waxaa si dabiici ah looga helaa oogada sare ee dhulka, ayadoo isku dhisyo jaandi ah inta badan ku ladhan dahabka, Sinkiga, Koberta iyo biro kale.
Naxaasta waxaa la isticmaali jirey tan iyo wakhti hore, ayadoo laga samayn jirey shilimaanta iyo sheeyada la isku qurxiyo. Maantana waxaa ugu badan ee loo isticmaalaa waa xadhgaha korontoda, taleefanada, fiidhiyowyada, gaadiidka, filimka sawirka, milano lagula dagaalamo baakteeriyada, iyo maalgashi warshadaha ayadoo shilinka naxaasta ah. (SII AQRI)
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Maalintan

Sawirka Maanta
Maanta Oo Kale
Xusuusta dhacdooyinka maanta
Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :
Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan
|
|
|
Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia
Luuqadaha kale Wikibidhiya
Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.
-
1,000,000+ maqaalo
-
250,000+ maqaalo
-
10,000+ maqaalo