U bood nuxurka

Agool

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Agool (Af Carabi: قشرة الشعر), Af Ingiriis: Dandruff) waa holobta ama qolofta timaha salkooda ka dhalata.