U bood nuxurka

Cumar Ghalib

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Umar Arteh Ghalib
عمر عرتي غالب
7aad Raiisul wasaaraha soomaaliya
Xilka haaya
24 January 1991 – May 1993*
Waxaa ka horreeyeyMaxamed Xawaadle Madar
Waxaa ku xigayCali Khaliif Galayr (2000)
Wasaaradda Arrimaha Dibadda
Xilka haaya
1969–1977
Waxaa ka horreeyeyXaaji Faarax Cali Cumar
Waxaa ku xigaySiyaad Barre
Faahfaahinta shakhsiga ah
Dhashay1930 (Da'diisu waa 95–96)
XisbigaSomali Youth League

Cumar Carte Qaalib (dhashay 1930) waa siyaasi soomaaliyeed. Waxa uuna dhintay dhintay 18 nov 2020) Waxa uu ahaa Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Soomaaliya ka bilaabato Janaayo 24, 1991 ilaa May 1993. [1] wuxuu hore u ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ka bilaabato 1969 ilaa 1977.

  1. ↑ Somalia at WorldStatesmen.org