U bood nuxurka

Seey

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Seey ama Sowj (carabi: زوج ; ingiriis: husband amxaari: ባል) waa ninka iyo aabaha qoyska. Seeygu waa ninka qaba naagta xaaska ah isla markaana aabaha u ah caruurta, ilmaha iyo ciyaalka reerka.

Ninku waa inuu naagtiisa jeclaado. Ninku waa inuu reerkiisa hoggaamiyo. Ninku ma ahan inuu naagtiisa xumeeyo. Sinaysiga qofka xaaska ah waa wax xun. Ninka hal naag keliya buu qabi karaa, naagtuna hal nin keliya bay qabi kartaa.

Xubanaha Qoyska
Seey • Oori
Hooyo • Aabo

Ilmo • Walaal
Aboowe • Abaayo

Balaadhinta Qoyska

Ilmo adeer • Ilmo abti
Adeer • Abti
Eedo • Habaryar
Awoowe • Mocooyo
Abkow • Ayeeyo

Lamaane-inko

Seey • Xaas

Waalidka Kowaad

Hooyo • Aabo

Waalidka Labaad

Adeer • Abti
Eedo • Habaryar

Waalidka Sadexaad

Awoowe • Mocooyo
Ayeeyo • Abkoow

Waalidka Afaraad

Sodog • Sodoh

Walaalaha Kowaad

Aboowe •Abaayo

Walaalaha Labaad

Ilmo adeer • Ilmo abti
Habarwadaag

Walaalaha Sadexaad

Seedi • Dumaashi